Hargaysa(W,N):-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi oo mudo sadex cisho ah safar ugu maqnaa Dalka Itoobiya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,Waxaana Safarka Madaxwaynaha ka warbixiyay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/NxpTR7XOmGM
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office