WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Kulan Muhiim Ah Magaalada Jig Jiga Kula Yeeshay Beesha Gabooye.

JIG JIGA (W,N) Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kulan wadatashi ah Caasimada Jig jiga kula yeeshay qaybaha kala duwan ee Beesha Gabooye Halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad la xidhiidha Beesha Gabooye iyo Arimaha Takoorka. Isagoo sheegay in Aanay Jirin meel beeshani kaga Duwan Tahay Beelaha kale ee Somalida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KULAN;

 

https://youtu.be/kYQ8Ij571o8

 

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

Exit mobile version