WAJAALE NEWS

Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Maandooriye Iskugu Jira Khamri Iyo Xashiishad

Hargaysa(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawl gal ay fuliyeen waxay gacanta ku soo dhigeen maandooriye isugu jira Khamri,xashiishad,kiniino iyo falaasadaha shaaha lagu shubto oo ay ku jireen Isbiirtooyin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version