WAJAALE NEWS

Daawo: Abwaan Laabsaalax Iyo Xidigaha Geeska Oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Qoyskii Abwaan Af-Gudhiye

Borama (W,N):-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Fanaaniin ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska ayaa baaq ka soo saaray xaalaada ay ku sugan yihiin Qoyskii Marxuum Abwaan Afgudhiye.

Halkan hoose ka daaawo muuqaalka

https://youtu.be/ycAXql5zudM

Exit mobile version