WAJAALE NEWS

Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Bilaabay Hawl Galo Cusub Iyo Taliye Faysal Xiis Oo ka Warbixiyay.

HARGAYSA(W,N0 Ciidanka ilaalada nabadgalyada wadooyinka aya maalmihii udanbeeyay bilaabay hawlgalo ay wadayaasha gaadiidka ku waydiinayaan  ogolaanshaha kaxaysiga gaadiid  iyo sidoo kale arimo muhiim u ha nabadgalayada

Taliyaha ciidanka Taraafikada faysal xiis ayaa ka hadlay hawlgalada cusub ee ay bilaabeen.

 

https://youtu.be/Kqv4BjMOqME

Exit mobile version