WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xidhayo Fanaan Nimcaan Hilaac

Borama(W,N)-Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal ayaa ka hadlay sababta loo xidhayo Fanaan Nimcaan Hilaac waxaana uu sheegay in uu sameeyay fal Anti ku ah qaranimada Somaliland markii uu Muqdisho joogay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lSR1oI5uwhs

Exit mobile version