Hargaysa(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay Shir madaxda dhaqanku isugu uruur sanayaan Magalaada Buuhoodle,Sidoo kale waxaa uu Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh ugu baaqay in uu ka hortago Shirkaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka