WAJAALE NEWS

Xaaladda Ay Ku Nool Yihiin Hooyo Iyo Sideed Caruur Ah Oo Ay Dhashay Oo Ku Nool Duleedka Magaalada Hargeysa

Hargeysa(W,N)-Sideed Caruur Ah iyo hooyadood oo ku nool duleedka magaalada Hargeysa ayaa waxay ku nool yihiin xaalad adag,waxaana hooyadan ay caruurta qutal daruurigooda uga soo saartaa dhaameelka geedka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version