WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Lawyacado

Lawyacado,(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta xadhiga ka jartay Mashaariic Horumarineed oo laga hirgaliyay Magaalada Lawyacado.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/A7ItQ1osTMQ

Exit mobile version