WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Sheegay In Dastuurka Somaliland Aanu Ogolayn In Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiiradu Ay Xil Ka Qabtaan Dalka

Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ka mid ah masuuliyiinta Sar sare ee Xisbiga Waddani ayaa sheegay in qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada ee dhawaan la magacaabay aanu dastuurka Somaliland u ogalayn inay mansabyo siyaasi ah dalka ka qabtaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version