Hargeysa(W,N)-Murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI Amb Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa si adag uga hadlay masuuliyiin kasoo jeda gobolka Awdal oo xukuumaddu xilalkiika qaaday,Sidoo kale waxaa uu eedaymo u soo jeediyay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka