Hargeysa(W,N)-Waxa maanta Magaalada Hargeysa lagu qabtay xuska 12 guuradii ka soo wareegtay maalinta Qoomiyadaha Dalka Itoobiya,Waxaana sidoo kale xafladan ka soo qayb galay Wakiilka Itoobiya u jooga Somaliland,Wasiiro iyo marti sharaf kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka