WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Heer Caalami Ah

Jig.jiga(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Ilay ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaadhan oo ka kala socday wadamada Australia iyo New Zealand.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/EslJsnZkvto

Exit mobile version