Tog.Wajaale,(W,N)-Iyadoo habeenimadii Salaasadii uu dab xoogani ka kacay Suuqa Ganacsi ee ugu wayn Somaliland ee Magaalo xuduudeedka Tog Wajaale dabkaasi oo khaasare badan gaadhsiiyay Suuqaasi oo u badan bakhaarada iyo ganacsiyada kala duwan.
Dhanka kale Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Tog. Wajaale Mursal Nuux Cismaan ayaa ka hadlay waxaa sababay dabkii qabsaday suuqa Wajaale waxaana uu fariin u diray Shirkadaha kala duwan ee Laydhka.
Halkan hoose ka daawo muuqalka