Hargaysa(W,N)-Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu talaabo qaadi doono dhalinyarada timaha la baxda,kuwa dharka ku dhagan xidhan iyo dhaqamada shisheeye ee wadamada dibaada laga soo waarido oo dalka ku soo badanaya mudooyinkan danbe Somaliland. Hadalkan ayaa madaxwaynaha Somaliland ka soo yeedhay xiligii lagu jiray ololaha doorashada madaxtooyada.
Halka labadii maalmeed ee ugu danbeeyay ay ciidamada boolisku ugaadhsanayeen dhalinyarada la baxda timaha oo ay suuqa dhexdiisa kaga xiirayaan.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran;