WAJAALE NEWS

Daawo: Saamaynta Ay Dhaxantu Ku Yeelatay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Iyo Maayarka Magaalada Oo Baaq U Diray Ganacsatada

Tog.Wajaale,(W,N)-Magaalada Tog Wajaale oo ka mid ah magaalooyinka ugu qaboow wakhtiyada dhaxanta ayaa waxay saamayn wayn ku yeelatay dadka danyarta ah ee ku dhaqan,Sidoo kale Maayarka Magaalada Wajaale ayaa baaq u diray Xukuumada iyo Ganacsatada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version