WAJAALE NEWS

Daawo Magalada Tog-Wajaale Oo Mar Kale Dab Qabsaday Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay

wjnnHargeisa(WJN):- Magalada Tog-Wajaale Oo Dab Qabsaday Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay Goobihii ganacsiga ee magaladaasi

magalo ganacsiyeedka tog-wajaale oo khasaare baahsani soo gaadhay kadib markii uu dab qabsaday qaybo ka mida ah suuqyada magalada tog-wajaale oo ah xarunta ganacsiga somalida

 

 

Wajaale Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version