Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee Somaaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay maanta madax-dhaqameedka Somaliland.
Waxaana kulankan oo ahaa mid maalmihii u danbeeyeyba qaban qaabadiisu socotay isla markaana aan wali rasmi ah kasoo bixin ayaa waxay labada dhinacba ay ka wada hadleen sidii la iskugu soo dhawayn lahaa bulshada reer Somaliland ee siyaasadda iyo ololihii Xisbiyadu kala irdheeyeen.
Waxaana kulankan uu noqday mid la isla meel dhigay sidii bulshada kala qaybsantay la iskugu soo laab xaadhi lahaa looguna soo celin lahaa midowgii ka dhaxeeyey.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office