Tog.Wajaale,(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Tog Wajaale iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa ka warbixiyay khasaarihii ka dhashay dabkii qabsaday suuqa ganacsiga Magaalada Wajaale,waxayna sidoo kale ay fariin u direen Shacabka Reer Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka