WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo ka Qaybgalay Xafladii Xil Wareejinta Wasaarada Cadaalada, kana Warbixiyay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa Garsoorka,

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyha Maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa maanta ka qaybgalay Munaasibad ay xilka kula kala Wareegayeen Wasiirka cusub Ee Wasaarada Cadaalada iyo Wasiirkii hore ee wasaarada

Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa soo dhaweeyay Masuulka Cusub ee loo soo Magacaabay Wasaarada halka uu Wasiirkii hore iyo Xubnaha kala duwan ee Wasaaradana uu ku Amaanay Sida ay Ula shaqeyaan Laamaha Garsoorka.

Exit mobile version