WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Talaabada ay Ciidanka Boolisku Xooga Timaha Kaga Xiirayaa Dhalinyarada Iyo Xukunada Ay Ku Qaadayaan,

“’Maanta Waxa Soconayaa Waxa Weeyi In nan Yar Oo Suuqa Soconaya in Dadka Lagu Hor Bahdilo Oo Timaha lagaga Hor XiiroSsidii Alshabaabta Iyo ISS”(Garyaan Gulled Dafac

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Ururka Xuquuql Insaanka Guuleed Dafac ayaa hadlay talaabo ay labadii maalmood ee udanbeeyay ciidamada boolisku ku ugaadhsanayeen dhalinyrada timaha la baxda kuwaasi oo ay suuqa dhex diisa ay gacantooda kaga xiirayeen

Garyaqaan Guuleed ayaa taaabadanciidanka ku tilmaamay mid xukuumada cusub iyo bulshada iska horkeenaya isagoo sheegay in aanay meelkaga jirin sharciga in qof suuqa dhex marayo oo aan wax dhib ah cid ku hayn in lagu gafo xuquuqiisa

Exit mobile version