WAJAALE NEWS

DAAWO; Dowlada Jabuuti Oo ka Hadashay Xukuumadda Cusub Ee U soo Dhisay Madaxwayne Muuse Biixi.

HARGAYSA(W,N) DAAWO;  Safiirka Dowlada Jabuuti  ufadhiya Somaliland iyo xubno ganacsato ah oo weheliyay ayaa   ka Hadlay Xukuumadda Cusub Ee U soo Dhisay Madaxwayne Muuse Biixi iyagoo sidoo kale sheegay in dawlada jabuuti iyo bulshada somaliland yihiin kuwo walalo ah,

Exit mobile version