WAJAALE NEWS

DAAWO; Dhismaha Dayrka Xabaalaha Baqiic (Xeedho) Ee Waqooyiga Hargeysa Oo La Dhagax Dhigay Iyo Sheekh Aadansiiro Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay ka Qayb Qaataan,

Fadlan ka Qayb Qaado Dhismaha Dayrka Xabaalaha Baqiic (Xeedho) Ee Waqooyiga Hargeysa

HARGAYSA(W,N) Dayrka xabaalaha waqooyiga hargaysa ee deegaanka xeedho laguna magacaabo BAQIIC Ayaa saaka la dhagax dhigay kaasi oo loogu talo galay in lagu wareejiyo dayr,

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadansiiro) oo kamida dadka si joogtada ah uga shaqeeta khayr iyo diyarinta xabaalaha lagu aaso dadka ku dhaqan caasimada ayaa goobtan ka hadlay isagoo bulshada caasimada hargaysa ugu baaqay  in ay ka qayb qaataan dhamaystirka dhismaha dayrka xabaalaha,

 

Exit mobile version