WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In La Xidhay Qoyska Wasiirkii Hore Caafimaadka Somaliland

Burco(W,N)-Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ayaa ka hadlay baabuur ay Wasaarada Caafimaadku lahayd oo ay qabteen,Waxaana uu sidoo kale uu sheegay in aanay jirin xadhig lagula kacay Xaaska Wasiirkii hore Caafimaadka Saleebaan Xaglotoosiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version