WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Khasaarihii Ka Dhashay Rabshadihii Ka Dhacay Hargaysa Iyo Burco

Hargeysa(W,N)-Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadlay tirada khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay rabshadihii ka dhacay habeen hore Hargaysa iyo Burco.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version