Borama(W,N)-Wasiirkii Hore ee Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay Xil Wareejintii Wasaarada ee aanu Goobjooga ka ahayn,Sidoo kale waxaa uu sheegay in Xil Wareejintaasi ay ahayd Afduub.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka