WAJAALE NEWS

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Oo Shaqaalaha Dawlada Fasax Galiyay Maalinka Beri Ah

Hargeysa(W,N)-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa shaqaalah dawlada ku wargeliyey inay fasax yihiin Maalinta Berito ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version