WAJAALE NEWS

Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Oo Ka Hadlay Markab Ku Dhex Xumaaday Biyaha Badda Berbera Oo Khasaare U Gaystay Biyaha Badda

Hargeysa(W,N)-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland ayaa ka hadlay markab ku dhex xumaaday biyaha badda magaalada Barbara kaas oo saliid madoow kusii daayay biyihii badda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version