WAJAALE NEWS

War-Deg-Dega: Muuse Biixi Oo Noqday Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland

Hargeisa (W,N):-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa markii labaad ku guulaystay talada dalka jamuuriyada Somaliland ee shanta sanadood ee soo socda,Waxaana Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland loo doortay Muuse Biixi Cabdi.

Sidoo kale magaalooyinka Somaliland gaar ahaan magalada Hargeisa  ka socda debaal degyo waawayn oo ay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Dhigayaan.

 

Exit mobile version