WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Widh Widh Oo Saaka U Dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Widh.Widh(W,N)-Shacab waynaha ku dhaqan magaalada Widh.Widh ee xarunta Gobolka Buuhoodle  ayaa saaka u dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland,iyaga oo dadkuna safaf dhaadheer u galay sidii ay ugu codayn lahaayee murrashax ay taageersan yihiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/Z433wkvQPTw

 

Exit mobile version