Hargeysa(W,N)-Murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa fariin u direy shacabka Somaliland,isaga oo ugu baaqay inay amaanka dalka ilaaliyaan,sidoo kalena waxa uu maamulka Puntland uga digay inay falal waxyeelaya doorashada ka sameeyaan gudaha Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka