WAJAALE NEWS

Madaxwayne Siilaanyo Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Maanta Golahiisa Wasiirada+Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha xilka kasii dagaya ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kulan deg deg ah iskugu yeedhay golahiisa Wasiiradda,waxaana waxii laga wada hadlay faahfaahin ka bixiyay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Dayr.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

Exit mobile version