WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shirgudoonka Golaha

Hargaysa(W,N)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Gudiyada Golaha Wakiilada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version