WAJAALE NEWS

Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Burco Oo Muujiyay Cuduuda Taageero Ee Ay U Hayaan Xisbiga Waddani Iyo Khubadihii Masuuliyiinta

Burco,(W,N)- Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee ku dhaqan Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco ayaa Saaka isu soo baxyo balaadhan ku muujiyay Taageerada Laxaaadka leh ee ay u hayaan Xisbiga Waddani,Waxaana Fagaaraha khayriyada Magaalada Burco Kala hadlay Masuuliyiinta Xisbiga Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/_BwsS_nPEcw

Exit mobile version