WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwayne Siilaanyo Oo Safar Shaqo Ugu Anba Baxay Dalka Itoobiya+Ujeedada Safarka

Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa safar shaqo ugu anba baxay galabta Dalka Itoobiya,Waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/yi_BuD-z8WI

 

Exit mobile version