Hargeysa(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madax-dhaqameedka,ganacsatada iyo culimada Somaliland,waxaana laga wada hadlay arrimo khuseeya doorashooyinka Somaliland ee soo socda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka