Hargeysa(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo maanta kulan magaalada Hargeysa iskugu yeedhay madax-dhaqameedka,odayaasha,waxgaradka iyo haldoorka koonfurta magaalada Hargeysa aya ugu baaqay inaan wax cod ah la siin xisbiga KULMIYE,isaga oo bulshada deegaanadaasna usoo bandhigay duco iyo habaar.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warka
https://youtu.be/9nPB_jrnJXw