Hargaysa(W,N)-Qaar ka mid ah Ciyaartooyada Gobolada Dalka Somaliland oo maanta kulan isugu yimid Magaalada Hargaysa ayaa waxay Xukuumada Cusub ee uu soo dhisi doono Madaxwayne Muuse Biixi ay ka codsadeen in uu dhalinyarada Somaliland u hiiliyo isla markaana uu Wasaarada Ciyaaraha keeno masuul ehel u ah oo khibrad u leh bahda Ciyaaraha.
Hakan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka