Badri adan mohamed ali oo ka mid ah dhalinyarada Wadanka ku nool ahna Aqonyahanka wadanka wax ku bartay intii Somaliland jirtay isla markaana dadka la eegto ee lagu hindiso oo ahaan jirayna ciyartooyadii ugu Fiicnaa Caasmida Hargaysa kana tirsanan jiray Kooxdii Hargeisa Spring Water,Ahaan Macalkii ama Coch-kii Kooxdii Solycado Sero B ilaa A ugu cadcadayd ayaaa waxa uu Sheegay in danta xisbiyadu ka wayntahay danta qaranka isla markaana Waxaa uu Shacabka Somaliland u Soo jeediyay in Amanka iyo nabad galayada lawada ilaashado iyadoo cidna loga daba fadhisanayn cidna la sasabayn.
Badri Aadan oo ka mid ah oolayasha ugu waaweyn Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in wadanka Kulmiye meel wanagsan gadhsiiyayay isla markaana imkan u halkaa ka sii anba qadi karo Musharax Xisbiga Kulmiye Muse Biixi Cabdi,Waxaana uu Bulshada Reer Somaliland u soo jeediyay in la doorto Murrashax Muuse Biixi.