WAJAALE NEWS

Badhasaabkii Hore Gobolka Maroodi-jeex Oo Fariin Mihiim Ah U Diray Madaxwaynaha La Doortay

Hargaysa(W,N)-Badhasaabkii hore Gobolka Maroodijeex Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa markii ugu horaysay ka hadlay qaabkii ay u dhacday Doorashadii dalka ka qabsoontay,Sidoo kale waxaa uu fariin mihiima u diray Madaxwayha la doortay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version