Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda
November 30, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Ale ha u naxariistee waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururadda Siyaasada iyo kala Saarista Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale oo saaka ku geeriyooday Cisbitaalka wayn ee Hargeysa.

wjn-xayaysiis

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

https://youtu.be/vTZv3ryUpyc

COMMENTS
LINKS