WAJAALE NEWS

Xisbiyada Siyaasada Dalka Sweden Oo Warqad U Soo Diray Xukuumada Somaliland

Hargaysa(W,N)-Xisbiyada Siyaasada ee Dalka Sweden ayaa Warqad u soo diray Xukuumada Somaliland, Koomiishanka Doorashooyinka Iyo Sadexda Xisbi Qaran, Warqadan oo ah in Somaliland ay ka dhacdo Doorasho Xor Iyo Xalaal ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

https://youtu.be/UmV0LJ_seko

Exit mobile version