Hargeisa(W.N):-Warsaxaafadeedkan Oo Kasoo Baxay Xarunta Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Nuqul Kamid Ahi Soo Gaadhay Shabakada Wajaalenews Ayaa U Dhignaa Sidan.
Ururka Qareenada Somaliland(Solla) Oo Canbaareeyey Hadalada Xanafta Leh Ee Ka Baxsan Anshaxa Nidaamka Ololaha Doorashada.
