WAJAALE NEWS

Prof-Samater Ku Asqowga Siyaasadda iyo Sidii uu Hungada Uga Joogsadey Soomaaliya Oo Uu Wadadeedii Hayo

Hargaysa(W,N)-Inkastoo uu Labaatan Sano iyo Dheeraad dabada hayay Siyaasad Hungaw Weyn uu kala Kulmay oo ku aadaneyd aaminaadii iyo Halkii adkeyd ee uu ka Joogay Midnimada Soomaaliya Waxa ay Dad badani Xasuusan yihiin Qodobadii uu Mu.alifka ka ahaa ee Hiil Qaran iyo Sida uu hada Dusha ugaga soo Dhacey Siyaasadda Somalliland ee Xog Mooganaantisa ah.

Hadaba Daawadayaal Halkan Ka boggo Sida ay Mar Walba Aragtidiisu u Qaloocan Tahey Pro Samater iyo Arimaha uu ka Dhaxley Adadeygiisa Mabaadii.da Siyaasada ee uu had iyo jeer qaato oo Gayeysiiyay In uu kasoo.qeyb gali Waayo Aaska Waalidiintiisii Quimaha lahaa Hooyadii iyo Abtigii

 

Exit mobile version