Hargaysa(W,N)-Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Magaalooyinka Boorma Iyo Gabiley kala qayb galay ololaha Xisbiguusu Saaka Isugu soo baxay ayaa waxaa uu galinkii danbe ee maanta uu ku soo guryo noqday Caasimada Hargaysa Ee Somaliland, Sidoo kale Faysal Cali Waraabe waxaa uu booqasho ku tagay suuqa Ganacsi ee Gobonimo waxaana dadka ku ganacsada suuqa uu ka waraystay xaalada ay ku sugan yihiin.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan