WAJAALE NEWS

Madax-dhaqameedka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Khilaaf Cakiran Oo Soo Kala Dhex Galay Dawlada Jabuuti Iyo Ganacsade Geelle Arab

Hargeysa(W,N)-madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo haldoorka gobolka Hawd oo Shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay ka hadleen khilaaf cakiran oo soo kala dhex galay dawlada Jabuuti iyo ganacsadaha shirkada SBI COCOLA, Axmed Cismaan Geelle Arab.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version