Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka jawaabay eedaymo ay dawlada Soomaaliya u soo jeedisay Somaliland oo ku saabsan Qaraxii dadka badan ku dhinteen ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka