WAJAALE NEWS

Daawo: Sarkaal Miisaan Culus Ku Lahaa Xisbiga Kulmiye Oo Is Casiley

Hargeysa(W,N)-Gudoomiye ku xigeenkii hore ee hay’adda shaqaalaha dawlada Maxamud Cabdilaahi Xarbi Diiriye kana mid ahaa asaasayaashii halganka dheer usoo galay xisbiga KULMIYE ayaa shaaca ka qaaday maanta inuu iska casilay xisbiga KULMIYE,waxaana uu mid mid u dul istaagay arrimaha kalifay inuu iska casilo,isaga oo sidoo kalena shaaca ka qaaday inuu ku biiray xisbiga WADDANI.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version