WAJAALE NEWS

Daawo: Murashax Xisbiga Kulmiye Oo Gaadhay Magaalada Addis-ababa Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya Oo Qaabiley

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhaya magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya,waxaana waftigan murrashax Muuse Biixi qaabiley wasiirka arrimaha dibada Itoobiya.

 

https://youtu.be/gnr5ZTCxDTg

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye Xamse Jirde

 

Exit mobile version