Hargaysa(W,N)-Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo maanta kumanaan kamid ah taageeryasha Xisbiga Waddani kula hadlayay Fagaaraha khayriyada ee Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu dhaliilo xoogan u soo jeediyay Muuse Biixi, Waxaana uu sheegay in dhibtii uu umada Reer Somaliland uu u gaystay ay wali ku taal,Sidoo kalena waxaa uu sheegay inaanu dalku u baahnayn Askari oo aanay cidina doornayn.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office